Home Wararka Somaliya Galmudug Banaanbax Roobdoon ah oo Maantay Ka Bilowday Degaanada Galmudug(Sawiro)

Banaanbax Roobdoon ah oo Maantay Ka Bilowday Degaanada Galmudug(Sawiro)

0

Galmudug Oo Salaad Roob-Doon Ah Laga tukaday.

Meela Badan Oo Galmudug Kamid Ah Ayaa Saaka Salaad Roob-Doon Ah Laga Tukaday, Kumanaan Shacab Ah Ayaa Isugu Soobaxay Inta badan Magaalada Dhusamareb Ee Caasimada Galmudug Kana-qayb Qaatay Ala-Bariga iyo Roob-Doonta.

Roobkii bilo dhaweyd ka da,ay oo yaraa Sababayna inaa Dalag badan owsan soo bixin Ayaa keentay i culimadu isku soo bax qorsheeyaan.

Abaarta Deegaanka Galmudug Ku-dhufatay Meel Adag Ayay Maraysaa Waana Waajib In dhanka Rabi Loo-laabto Raxmadiisa waasaca Ahna Lawaydiisto.

Ad
Previous articleGudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka oo u ambabaxay Magaalada Ceelwaaq
Next articleRuushka oo farriin adag u Diray Ciidamada Ukraine ee ka dagaalamaya Mariupol

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here