Home Wararka Maanta Axmed Madoobe oo Si aan Caadi ahayn loogu Soo Dhaweeyey Muqdisho(Sawiro)

Axmed Madoobe oo Si aan Caadi ahayn loogu Soo Dhaweeyey Muqdisho(Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka.

Wafdiga Madaxweynaha waxaa kamid ahaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Sheikh Cabdi Maxamed Abdirahmaan xubno katirsan labada gole ee Dowlada iyo masuuliyiin kale oo katirsan maamulka Jubbaland

Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho kusoo dhaweeyay Gudoomiye ku xigeenka koobaad ee golaha shacabka Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, Xildhibaano katirsan Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliyeed iyo dadweyne kala duwan.

Axmed Madoobe ayaa magaalada Muqdisho u yimid sidii xal looga gaari lahaa khilaafka ka taagan xildhinaanada Gedo lagu soo doortay iyo sidoo kale olalaha doorashada Madaxweynaha.

Ad
Previous articleImisa Musharax ayaa ilaa Haatan Qaadatay Shahaadada Musharaxnimo ee Madaxweymaha Soomaaliya(Magacyada+Sawiro)
Next articleDeg Deg: Gudoomiye aadan Madoobe oo ku Dhawaaqay Xildhibaanada Saxda ah ee lagu soo Doortay Gobalka Gedo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here