Home Wararka Somaliya Jubbaland Axmed Madoobe oo Maantay mudo kordhin Samaystay

Axmed Madoobe oo Maantay mudo kordhin Samaystay

0

Baarlamaanka Jubbalan ayaa si aqlabiyad ah ku meelmariyey in mudo hal sano ah lagu kordhiyo mudo xileedka Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).

August-2019kii ayaa Axmed Madoobe lagu doortay doorasho uu garwadeen ka ahaa Raysalwasaaraha maanta Xamse Cabdi Barre, sidaas oo kalena Caleema-saarkiisa oo ay diidanayd dawladda Faderaalka, waxaa ka qeybgalay Madashii Mucaaradka oo uu hogaaminayey Madaxweyne Xasan Sheekh oo doorashadaas kusifeeyey mid sharci ah.

August 2024-ka ayuu ku e’eg yahay mudo xileedka cusub ee Madaxweyne Axmed Madoobe.

Ad
Previous articleC/raxmaan C shakuur oo Sheegay in sharciga uu la tiigsan doono Farmaajo
Next articleDowladda Soomaaliya oo shaacisay tirada dhimashada ee weerarkii Hayaat

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here