Home Wararka Caalamka Athos Salomé oo ah Ninka Saadaaliyay Xanuunka Convid-19, Dagaalka Ukraine, oo Sheegay...

Athos Salomé oo ah Ninka Saadaaliyay Xanuunka Convid-19, Dagaalka Ukraine, oo Sheegay Xulka ku Guuleysanaya Koobka Aduunka

0

Sida ay qortay Majalada Marka Athos Salome oo ah 36 sano jir ku caanbaxay Sixirka isla markana Saadaaliyay dhoor arimood ayaa dhanka kale Waxa uu Saadaaliyay xulalka qaadi kara koobka Aduunka.

Ninkan oo Saadaaliyay Xanuunka Corona19, Dagaalka Ukraine iyo Geerida Boqorada ingariiska ayaa loogu Magacdaray Sixiroole.

Sida laga soo xigtay Athos , shanta xul ee u soo bixi kara finalka tartanka ayaa kala ah Argentina, Brazil, Belgium, France iyo England.

Laakiin kaliya Xulalka ay kasoo jeedaan Lionel Messi iyo Kylian Mbappe ayaa gaari doona finalka December 18, wuxuuna sheegay in France ay badin doonto.
Intaa waxaa dheer, faaliyaha ayaa sidoo kale ka digay in tirada sii kordheysa ee COVID-19 uu kordhin karo tartanka lagu qabto Qatar.‘
Modern Nostradamus’ ayaa saadaaliyay in Brazil aysan gaari doonin finalka Koobka Adduunka
Ad
Previous articleDadka Magaalada Stockholm oo laga Codsanayo inay joogaan Guryaha
Next articleNorway oo Wax ka badashey Sharuudaha Waalidka Basaboorka u dalbaya Caruurta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here