Home Wararka Maanta Antonio Guterrs oo Maantay Kusoo Wahahan Muqdisho iyo Wadooyinka Muqdisho oo La...

Antonio Guterrs oo Maantay Kusoo Wahahan Muqdisho iyo Wadooyinka Muqdisho oo La Xiray

0

Xog-hayaha guud ee QM Antonio Guterrs ayaa lagu wadaa Maantay in uu soo gaaro Magaalada Muqdisho.

Ciidamada Amaanka ayaa intabadan lagu xiray wadooyinka magaalada Muqdisho iyada oo isku socodka Magaalada uu hakad kuyimid

Antonio Guterrs Xog-hahaha guud ee QM ayaa hore u yimid magaalada Muqdisho sanadkii 2017kii Waana markii labaad oo uu imaanayo Muqdisho Guterrs.

Ilo ku dhow safarka Guterrs ayaa sheegaya in uu jiifan doono hal habeen Magaalada Muqdisho.

Ad
Previous articleAxmed Madoobe oo isaga oo xiran Darees Milatari booqday deegaannadii ugu Danbeeyey ee laga saaray Al Shabaab (Sawirro)
Next articleGudoomiye Cali Jayte oo ka Horyimid Qorshe uu Wartay Cali Guudlaawe Amar Culusna Bixiyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here