Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed António Guterres oo Gaaray Baydhabo Xili uu Saakay Soo Gaaray Muqdisho+ujeedada Socdaalkiisa(Sawiro)

António Guterres oo Gaaray Baydhabo Xili uu Saakay Soo Gaaray Muqdisho+ujeedada Socdaalkiisa(Sawiro)

0

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Fiqi oo ka Mid ah Wafdiga Lasocda Xoghayha Qaramada Midoobah ayaa Hiordhow Sidaan Ku Shaaciyay Baraha Bulshada:

Sharaf bay Ii ahayd aniga iyo wafdigaygu in aan ku wehlinno Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey António Guterres iyo wafdigiisa safarka magaalada Baydhabo.

Safarka ayaa ujeedadiisu yahay u kuurgalidda xaaladda bani’aadamnimo ee Guud ahaan Soomaaliya ka jirta gaar ahaan magaalada Baydhabo oo martigalinaysa qiyaastii 650 kun oo isugu jira dad ka soo barakacay abaaraha iyo ciqaabta kooxda Khawaarijta.

Waa ku mahadsan yihiin Mas’uuliyiinta dawlad Goboleedka Koofur Galbeed soo dhowaynta Wanaagsan iyo nidaaminta hawsha mudadii Baydhabo aan ku sugneyn.

Ad
Previous articleMadaxweyne Cali Cosoble oo shaaciyay ‘halis aan laga fiirsan’ oo ka dhalan karta go’aankii madaxweyne Xasan
Next articleHowlgal Amaanka Lagu Xaqiijinaayo oo Ka Socda Magalaada Muqdisho(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here