Home Wararka Somaliya Jubbaland Alshabaab oo wali Ka Dhex Dagaalamaaya Gudaha Hotel Tawakal ee Magaalada Kismaayo(Sawiro)

Alshabaab oo wali Ka Dhex Dagaalamaaya Gudaha Hotel Tawakal ee Magaalada Kismaayo(Sawiro)

0

Magalada kismaayo koox hubeysan ayaa gudana u galey hotel tawakal oo ku yaala Xaafadda Faanoole ee Magalada kismaayo kaas oo aan ka fogeyn Hotel Ex cascaseey Al-Shabaab 2019 ay weerareen .

Wararku waxa ay sheegayaan in qarax ismiidaamin ah uu ka dhacey halkaasi iyadoo haatan uu socdo dagaal toos ah oo dhexmaraya ragii weerarey hoteelka iyo Ciidamda booliska jubbland.

Khasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashey sida warar hordhac ah ay sheegayaan.

Ad
Previous articleWeerar Qarax ku bilowday oo lagu qaaday Hotel kuyaalla Kismaayo iyo Rasaas la maqlayo
Next articleCiidamada Dowladda oo gacanta ku dhigay Gaari Dameer Qaraxyo lagu soo raray(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here