Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Alshabaab oo Markale Xalay Weerar ku Qaaday Magaalada Baydhabo iyo Xaalada xakiran...

Alshabaab oo Markale Xalay Weerar ku Qaaday Magaalada Baydhabo iyo Xaalada xakiran oo ku jirto Magaladaas

0

Alshabaab ayaa Xalay Saqdii Dhexe Weerar Madaafiic ah Ku Qaaday Magaalada Baydhabo kuwaas oo la Sheegay inay Ku Dhaceen Xaafado Dad Shacab ah Daganayeen.

Wali lama Xaqiijin Khasaaraha Ka Dhashay Madaaficdaan Haewn Hore ayay Sidaas o kale Alshabaab Weerar Toos ah iyo Mid Maadaafic ah ku Qaadeen Magalada Baydhabo.

Alshabaab Ayaa Shalay Gubay inKa Badan 10 Gaari Dameer oo Raashin uwaday Magaalada Baydhabo kadib Markii ay Dhawaan kusoo Rogeen Cunuqabatayn Xaga Maciishada ah.

Magaalada Baydhabo ayaa Ku jirta Xaalaz Cakiran oo Xaga nolosha ah Wali maamulka Koonfurgalbeed Maqaadin Wax Talaabo ah oo ay uga Hortagaayaan Arinkaan Alshabaab kusoo Rogeen.

Alshabaab ayaana La Carooday Macalimiin kusunaa Baydhabo oo ay u yeereen si ay lacago uga Qaataan Balse Maamulka koonfurfalbeed ayaa Macalimiintaas Ku Amray inaysan aadi karin Alshabaab.

Intaas Kadib Alshabaab ayaa Waxay Ganacsatadii Keeni jirtay Raashinka Baydhabo kuna amray inaysan Wax Gaadiid ah usoo rarikarin Magaalada Baydhabo.

Ad
Previous articleGabar 13 jir ah oo Game ay Ciyaaraysay ku Bixisay $63,000 oo Waalidkeed oo Yaaban
Next articleMaxkamada Sare ee Dalka Kenya oo Tageertay Dibadbaxyada Kasocda Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here