Home Wararka Maanta Alshabaab oo isaga Baxay Degmo wayn oo ku Taala Shabeelada Dhexe

Alshabaab oo isaga Baxay Degmo wayn oo ku Taala Shabeelada Dhexe

0

Al Shabaab ayaa saaka iskaga baxay Ceelbaraf, waxaa la sheegayaa in uu jiro guluf 3 jiho uga soo socda Ceelbaraf sidaasna ay ugu faarujiyeen As
AS.

Maalmihii u danbeeyay Shabaab waxay ka bexeen dhawr magaalo oo aysan wax dagaal ah ku gelin, waxaana culays badan ka haystaa Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe.

Ceelbaraf ayay Shabaab horay ugu qabsadeen dagaal faraha looga gubtay ayakoo ciidamada ATMIS halkaas kula diriray. Ceelbaraf waxay dhacdaa Gobolka Shabeelada Dhexe.

 

Ad
Previous articleXiisad Cusub Oo Ka Dhex Qaraxday Giriiga Iyo Turkiga
Next articleDiyaarado Iran sameysay oo gantaalo culus ku garaacay magaalada Kyiv (Sawirro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here