Home Wararka Maanta Akhriso:- Puntland oo ku xirtay 8 Sharuudood ka qeyb galka Shirka Muqdisho

Akhriso:- Puntland oo ku xirtay 8 Sharuudood ka qeyb galka Shirka Muqdisho

0

Maamul goboleedka Puntland ayaa shuruudihii ugu adkaa ku xiray ka qeyb galka shirka uu iclaamiyay Madaxweyne Farmaajo ee looga hadlayo muranka ka taagan arimaha doorashada Soomaaliya .

Qoraal dheer oo kasoo baxay maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in Puntland ka qeyb galeyso shirarka looga hadlayo arimaha doorashada marka la fuliyo 8-shuruud uu maamulka ku xiray in la fuliyo .

Sharuudaha Puntland ku xireen ka qeyb galka shirka ayaa kamid ah in xilalka laga qaado taliyaasha ciidamada Milatariga , Booliiska iyo Nabad suguda iyo in sidoo kale in beesha Caalamka damaanad noqotaa qodobada kasoo baxa heshiisyada doorashada.

Ad