Home Wararka Somaliya Akhriso:- Puntland oo ku xirtay 8 Sharuudood ka qeyb galka Shirka Muqdisho

Akhriso:- Puntland oo ku xirtay 8 Sharuudood ka qeyb galka Shirka Muqdisho

0

Maamul goboleedka Puntland ayaa shuruudihii ugu adkaa ku xiray ka qeyb galka shirka uu iclaamiyay Madaxweyne Farmaajo ee looga hadlayo muranka ka taagan arimaha doorashada Soomaaliya .

Qoraal dheer oo kasoo baxay maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in Puntland ka qeyb galeyso shirarka looga hadlayo arimaha doorashada marka la fuliyo 8-shuruud uu maamulka ku xiray in la fuliyo .

Sharuudaha Puntland ku xireen ka qeyb galka shirka ayaa kamid ah in xilalka laga qaado taliyaasha ciidamada Milatariga , Booliiska iyo Nabad suguda iyo in sidoo kale in beesha Caalamka damaanad noqotaa qodobada kasoo baxa heshiisyada doorashada.

Ad
Previous articleDadaalo laga dhex waday Raisal Wasaare Rooble iyo Midowga Musharixiinta oo Fashilmay
Next articleMidowga Musharixiinta oo ka dhawaajiyay in aan laga hor istaagi karin Banaan-baxooda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here