Home Wararka Maanta Afhayeenka Musharaxiinta oo Saxaafada La hadlaya Goor dhaw

Afhayeenka Musharaxiinta oo Saxaafada La hadlaya Goor dhaw

0

Afhayeenka midowga musharaxiinta Madaxweymaha Daahir Mohamud Gelle ayaa gaaray Hotel Jaziira ee Muqdisho  oo goor dhow uu ka bilowday shir ay ka qeyb galayaan guddoonka iyo xubnaha midowga Musharaxiinta.

Shirkaan ayaa intiisa badan looga hadlaya heshiiska shalay ay Muqdisho ku gaareen Ra’isal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxda dowlad goboleedyada dalka Laguna soo Bandhigay Shirkii Shalay.

Midowga Musharaxiinta ayaa Kulankooda ku bogaadin doona Heshiiskii Taariikhiga ahaa ee shalay Laga gaaray Murankii hareeyay Doorashada dalka.

Musharaxiinta ayaa Kulankooda waxuu ku soo aadayaa xilli Doorashada Soomaaliya Lagu qaban doono 2 Bil Gudahooda sida ku cad Qoraalka Heshiiskii Wadajirka ahaa ee shalay Muqdisho Lagu soo Bandhigay

Ad
Previous articleMadaxda Maamul Gobaleedyada oo Nasiino ku qaatay Xeebta Liido (Sawiro)
Next articleDeg Deg Fanaanka Sharma Boy oo Garoowe Lagu xiray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here