Abiya Axmed oo Maantay Soo Gaari Doona Magaalada Jigjiga ee Degaanka soomaalida

Abiy Axmed, Raysalwasaaraha Itoobiya ayaa maanta soo gaaraya magaalada Jigjiga ee caasumada Dawlad Deegaanka Soomaali State, isagoo kajawaabaya Xaaladda Abaaraha ee deegaanka.

Madaxweynaha Dawlad deegaanka Mustafe Maxamed Cumar ayuu layeelan doonaa wada hadal arrimaha deegaanka ah, sidaas oo kale qeybaha bulshada ayay is arki doonaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*