Deg deg Ciidamadii Jeneraal Xuud oo la Wareegay Baladweyne xili Cali guudlaawe ku wajahnaa(Sawiro)

Ciidamo hubeeysan oo ka Amar qaato Sargaal Lagu Magacabo Nuur dheere ayaa Si Buuxada Goordhaw u Lawareegay Xaafadaha Magaalada baladweyne Gaar ahaan Laga Soo bilaabo Xaafda Nuur Xawaad ilaa Suuqa Daraawiisha,

Sargaalkan ayaa ku hubeeysan Gaadiidka Dagaalku Waxaana iskaga Baxay Dagaal la.ana Agaas Ciidamadii Booliska Hir-shabeelle kuwaaso Galay Xerada Lamagalaay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*