Home Wararka Maanta Aabbe Maxamed Cabdiraxmaan oo laba carruur ah oo uu dhalay Si Arxan...

Aabbe Maxamed Cabdiraxmaan oo laba carruur ah oo uu dhalay Si Arxan Dara ah u dilay oo dil lagu xukumay

0

Aabbe laba carruur ah oo uu dhalay si arxan darra ah u dilay ayaa dil lagu xukumay.

Aabbahana labada carrurta uu dilay darteed xukunka dilka ku muteystay oo magaciisa lagu sheegay Maxamed Cabdiraxmaan ayaa la sheegay inuu dilay mid ka mid ah carruurtiisa uu ku dilay midna isaga oo nool uu aasay.

Xeer ilaaliyaha gobolka Baale ee deeganka Oromada ee dalka Itoobiya Kadir Abdaa oo ay arrintani ka dhacday oo BBC u warramay wuxuu sheegay iney arrintani dhacday 3 toddobaad ka hor.

aabbahan oo ay labadiisa wiil uu dilay ay lo’ la raaceen ayaa hooyadi ilmaha dhashay u sheegay inuu labada wiilba uu waayey.

Kaddib baaritaan dheer oo ay booliska iyo bulshada deggan halka ay wax ka dhaceen ayaa lagu ogaaday inuu wiilasha mid ka mid ah uu dilay mid nolosha uu ku aasay.

Ad
Previous articleZelenesky oo xulafadiisa ugu baaqay taageero hub oo degdeg ah iney dalkiisa la soo gaaraan
Next articleSoomaaliya oo loo oggolaaday Xuquuqda Cod-bixinta ee Golaha Guud ee QM iyo Dalal laga joojiyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here