Home Wararka Maanta Wasiirkii Hore ee Arimaha Dibada Soomaaliya oo Lagu Soo dhaweeyay Galkacyo (Sawiro)

Wasiirkii Hore ee Arimaha Dibada Soomaaliya oo Lagu Soo dhaweeyay Galkacyo (Sawiro)

0

Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibedda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa maanta soo gaaray magaalada Gaalkacyo, waxaana si balaaran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha.

Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa hadda ah Musharrax u taagan Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ayaa soo dhawayntiisa waxaa ka qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshadda.

Dhawaan Ayaa xilka laga qaaday Wasiir c/risaaq waxuuna Hadda ka mid yahay Musharaxiinta doonaya Kuraasta Golaha Shacabka JFS.

Ad