Home Wararka Somaliya Galmudug Maamulka Gobalka Mudug oo amar duldhigay ajaanibta ku sugan Mudug

Maamulka Gobalka Mudug oo amar duldhigay ajaanibta ku sugan Mudug

0

Maamulka Gobolka Mudug qeybta Puntland ayaa amar uu soo saaray waxa uu uga dalbaday shaqaalaha ajaaniibta ah ee ku sugan Gobalka mudug inay is diiwaangeliyaan inta ka dhiman bishan December.

Qoraal ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha gobolka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur
Amarkan ayaa waxa uu si gaar ah u saameynayaa shaqaalaha ajaaniibta ah ee ka howlgala Xarumaha Ganacsiga, Caafimaadka, Waxbarashada iyo shirkadaha dhismaha.

Ad
Previous articleWasaaradda Caafimadka Galmudug oo Cadaado kafurtay tababarka gabdhaha shaqaalaha cusub ee marwo caafimaad
Next articleWasiirkii Hore ee Arimaha Dibada Soomaaliya oo Lagu Soo dhaweeyay Galkacyo (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here