Home Wararka Maanta Goobaha qaar ee Lagu iibiyo Maandooriyaha oo Caawa xiran

Goobaha qaar ee Lagu iibiyo Maandooriyaha oo Caawa xiran

0

Caawa waxaa gabi ahaan xiran Sandaqadaha ku teedsanaa laamiga isku xira Sanco iyo Fagax, goobahaas ayaa noqday Goobo Lagu tuhmo in Lagu iibiyo Maandooriyaha.

Xiritaanka goobahaas waxaa sababay cabsi soo wajahday milkiilayaasha goobahaas, ka gadaal warar sheegayo in ay jiraan abaabul howlgal lagu sugaayo amniga laguna burburinayo sandaqaha Lagu Tuhmayo Maandooriyaha.

Muqdisho Qeybo badan oo ka mid ah waxaa Maalmihii la Soo dhaafay ka jiray Cabsi Xoogan oo dadka Muqdisho ay qabeen waxaana Lagu Eedeeyay in ay Falalkaasi ka dambeeyaan dad isticmaalaa Waxyaabaha Maanta dooriya.

 

Ad
Previous articleWasiirkii Hore ee Arimaha Dibada Soomaaliya oo Lagu Soo dhaweeyay Galkacyo (Sawiro)
Next articleRa’isul Wasaare Rooble oo Jabuuti uga Qeyb galay Shirka Haretage

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here