Home Wararka Caalamka Xildhibaan Ihaan Cumar oo mooshin cunaqabateyn ah ka gudbisay Amiirka Sacuudiga

Xildhibaan Ihaan Cumar oo mooshin cunaqabateyn ah ka gudbisay Amiirka Sacuudiga

0

Xildhibaan Ihaan Cumar oo kamid ah Koongareeska Mareykanka ayaa waxaa la sheegay in Baarlamaanka Mareykanka ay u gudbisay mooshin ka dhan ah Amiirka Sacuudiga.

Mooshinka oo ku aadan in cunaqabateyn la saaro Amiirka Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa ka dambeeyay ,kadib MarkiiĀ  (CIA) Mareykanka xaqiijiyeen in Aniirka Sacuudiga uu lahaa amarka dilka & hilbajarjarka Wariye Khashooji.

Amiirka Sacuudiga ayaa dhankiisa beeniyay eeda loo soo jeediyay ee ah in uu bixiyay Amarka lagu dilay Wariye Jamaal Kaashuqji oo dilkiisa baaris kala duwan soo maray.

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israaā€™iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israaā€™iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraaā€™id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal XalayĀ  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka
Ad
Previous articleShir Muqdisho uga socda Musharaxiinta iyo R/W Rooble
Next articlePuntland oo ka hadashey Heshiiska dhex-maray Midowga Musharaxiinta iyo xukuumadda