Home Wararka Maanta Xildhibaan Ihaan Cumar oo mooshin cunaqabateyn ah ka gudbisay Amiirka Sacuudiga

Xildhibaan Ihaan Cumar oo mooshin cunaqabateyn ah ka gudbisay Amiirka Sacuudiga

0

Xildhibaan Ihaan Cumar oo kamid ah Koongareeska Mareykanka ayaa waxaa la sheegay in Baarlamaanka Mareykanka ay u gudbisay mooshin ka dhan ah Amiirka Sacuudiga.

Mooshinka oo ku aadan in cunaqabateyn la saaro Amiirka Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa ka dambeeyay ,kadib Markii  (CIA) Mareykanka xaqiijiyeen in Aniirka Sacuudiga uu lahaa amarka dilka & hilbajarjarka Wariye Khashooji.

Amiirka Sacuudiga ayaa dhankiisa beeniyay eeda loo soo jeediyay ee ah in uu bixiyay Amarka lagu dilay Wariye Jamaal Kaashuqji oo dilkiisa baaris kala duwan soo maray.

Ad
Previous articleShir Muqdisho uga socda Musharaxiinta iyo R/W Rooble
Next articlePuntland oo ka hadashey Heshiiska dhex-maray Midowga Musharaxiinta iyo xukuumadda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here