Ku simaha madaxweynaha ahna madaxweyne ku xigeenka Dowlada Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa gaaray magaalo Xeebedka hobyo ee Gobalka Mudug.
Wafdiga madaxweyne ku xigeenka waxaa qeyb ka ah Wasiiro, Xildhibaano, DFS iyo labada gole ee dowlada Galmudug.
Madaxweyne ku xigeenku waxa uu xariga ka jari doonaa Dakada Kaluumeysiga Hobyo oo dhawaan dhismaheeda lasoo gaban gabeeyay.
Ad