Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo gaaray Hobyo (Sawiro)

Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo gaaray Hobyo (Sawiro)

0

Ku simaha madaxweynaha ahna madaxweyne ku xigeenka Dowlada Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa gaaray magaalo Xeebedka hobyo ee Gobalka Mudug.

Wafdiga madaxweyne ku xigeenka waxaa qeyb ka ah Wasiiro, Xildhibaano, DFS iyo labada gole ee dowlada Galmudug.

Madaxweyne ku xigeenku waxa uu xariga ka jari doonaa Dakada Kaluumeysiga Hobyo oo dhawaan dhismaheeda lasoo gaban gabeeyay.

Ad
Previous articleDiiwaan galinta Musharaxiinta Gobalada Waqooyi oo Maanta ku Eg
Next articleBoliiska Soomaaliya oo ka hadlay Qarax ismiidaamin ahaa oo ka dhacay Kantaroolka Madaxtooyada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here