Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu guddoominayo Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ka furmay Muqdisho gaar ahaan Teendhada Afisyooni ee Muqdisho
Dhamaan Madaxda Dowlad Gobaleedyada dalka iyo Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ayaana Ku sugan Goobta Waxaana Shir Gudoomiyanaya Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen rooble.
Shirkaan Mudda uu soconayo waxaa looga hadlayaa dardargelinta howlaha doorashooyinka, diyaarinta habraacyada doorashada Golaha Shacabka , raadinta dhaqaalaha ku baxaya doorashooyinka ee aan weli soo xeroonin iyo sidii horey loogu wadi lahaa doorashooyinka dalka ka bilowday.
Ad