Home Wararka Caalamka Boliiska Galmudug oo xabsiga dhigay Wiil Gacantiisa dab kula qoray Magaca Gabar…

Boliiska Galmudug oo xabsiga dhigay Wiil Gacantiisa dab kula qoray Magaca Gabar…

0

Ciidamada Boliiska Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa jeelka djogay wiil dhalinyara ah oo deb Gacantiisa Kula Qoray Magaca Gabar uu jecelyahay.

Taliyaha Saldhiga Booliiska Guriceel Dhamme: Cusmaan Cali Hudeey, ayaa warbaahinta u sheegay in ay soo xireen ibraahim Cilmi oo lagu helay in uu jirkiisa gubey isla markaana ku sigtey in uu sun cabo, kadib jaceyl uu u qaadey gabar isla guriceel kula nool.

Taliye Cusmaan ayaa yiri “Ibraahim waa dambiile naftiisa qatar galiyey, waxaa lagu qaadi doonaa dacwad la xiriirta in uu naftiisa dhib u geystay oo sharciga islaamka waxii uu ka qabo ayaa la waafajin doonaa ayuu raaciyey.”

Gurceel In mudda ah waxaa ka taagnaa Mashaqada In dhalinyaradu ay sun u cabaan Jaceel darteed, waxaana Hadda Boliiska ay xabsiga dhigeen wiilkaan Gacmihiisa Halakeeyay.

 

Ad
Previous articleShrika Golaha Wadatashiga Qaran oo Goor dhaw Muqdisho ka Furmay (Sawiro)
Next articlexukuumadda Somaliya oo Guddi u saartay Baaritaanka dad AMISOM ay Sh/Hoose ku dishay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here