Home Wararka Somaliya Shrika Golaha Wadatashiga Qaran oo Goor dhaw Muqdisho ka Furmay (Sawiro)

Shrika Golaha Wadatashiga Qaran oo Goor dhaw Muqdisho ka Furmay (Sawiro)

0

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu guddoominayo Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ka furmay Muqdisho gaar ahaan Teendhada Afisyooni ee Muqdisho

Dhamaan Madaxda Dowlad Gobaleedyada dalka iyo Gudoomiyaha Gobalka Banaadir  ayaana Ku sugan Goobta Waxaana Shir Gudoomiyanaya Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen rooble.

Shirkaan Mudda uu soconayo waxaa looga hadlayaa dardargelinta howlaha doorashooyinka, diyaarinta habraacyada doorashada Golaha Shacabka , raadinta dhaqaalaha ku baxaya doorashooyinka ee aan weli soo xeroonin iyo sidii horey loogu wadi lahaa doorashooyinka dalka ka bilowday.

 

Ad
Previous articleXukuumadda oo shaacisay xilliga uu Furmayo Shirka golaha Wadatashiga Qaran
Next articleBoliiska Galmudug oo xabsiga dhigay Wiil Gacantiisa dab kula qoray Magaca Gabar…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here