Home Wararka Maanta Mid ka mid ahaa Ragii la doon Doonay ee Daacish oo Gacanta...

Mid ka mid ahaa Ragii la doon Doonay ee Daacish oo Gacanta Puntland Soo Galay

0

Cabdiraxmaan Shirwac Aw-Saciid (Laahoor) ayaa iska dhiibay degmada Qandala ee gobalka Barri, isagoo horey June 2022-kii ay maxkamadda Dambiyada culus ee Puntland kuheshay in uu qeyb ka ahaa Dilal qorsheysan oo laga geystay magaalada Boosaaso, lana xukumay.

Laahoor, xiligaas la xukumay VOA-da oo uu hadlay wuu inkiray in uu katirsan yahay Kooxaha Argagixiso, waxaase maxkamaddu kuheshay oo u xukuntay in uu wax ka ogaa dilal waxgal badan lagu dilay oo kadhacay deegaanada PL, gaar ahaana magaalada Boosaaso, 3 jeer oo horey loo xiray ayaa lasii daayay.

Xubnaha Argagixisada Daacish ee Soomaalida ah iyo Ajaaniibta ayaa maalmihii u dambeeyey is hayay, 6 kamid ah kuwa Soomaalida ah ayaana la dilay, iyadoo Ajaaniibtu ku doodeen in Soomaalidu is dhiibayso.

Dowlada Somaliya oo Xirtay Dhamaan Website-yada Xiriirka lalahaa Kooxda Shabaab

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa xirtay ilaa iyo 12 warbaahin, nooca mareegaha ah oo ay Al Shabaab lahaayeen, iyadoo horay dowladdu ugu guuleysatey xiritaanka in ka badan 30 bar mareeg

Dowlada Somaliya oo Shaacisay in Dalka uu aaday Doorasho Qof iyo Cod Ah

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta shahaadada rasmiga ee Ururnimo Gudoonsiiyey Ururka 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 oo soo buuxiyey shurudihii looga baahnaa. Kulanka shahaadada lagu gudoonsiinyey Ururka ayaa

Xiisada u Dhaxeysa Dalalka Itoobiya iyo Eritrea oo soo Kordheysa

Xiisada u dhexeysa Itoobiya iyo Eritrea ayaa sare u kacday, iyadoo xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal uu si xowli ah u sii kala fogaanayo. Arrintan waxay salka ku haysaa Rabitaanka 

Nabadoono Caan ahaa oo ka mid noqday dadka ku dhintay weerarka hotel Qaahira ee Baledweyne

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ku bilaawday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo uu xigay dagaal toos ah oo waabarigii hore ee saakay kooxda

Baarlamaanka Dalka Soomaaliya oo meel mariyay labo Hindise sharciyeed

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta labo hindise sharciyeed oo muhiimad si aqlabiyad ah u meel mariyay kadib markii golaha shacabka ku yeesheen kalfadhiga lixaad kulankiisa lixaad oo uu shir
Ad
Previous articleP.M Xamza Cabdi Barre oo digreeto soo saaray oo maanta xil sare u magacaabay Mudane Ismaaciil Siciid Aw-muuse
Next articleAlshabaab oo Laga Saaray Deegaan Muhiim ah oo Ku Yaala Galmudug iyo Howlgal Ka Bilowday Galmudug