Home Wararka Maanta Wafdi Dowlada ka socda oo maanta tagaya Caasimada Garoowe

Wafdi Dowlada ka socda oo maanta tagaya Caasimada Garoowe

0

Wefdi heer wasiiro ah oo ka tirsan xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta oo Sabti ah ku wajahan magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.

Sida wararku sheegayaan wefdigan ayaa ka qayb-galay xuska sannad-guurada as’aaskii Puntland oo ku beegan 1-da Agoosto.

Sidoo kale, waxa maanta Garoowe imaanaya xildhibaan Maxamuud Nuur oo ka tirsan Baarlamanka Gobolka Minnesota ee waddanka Maraykanka.

Xildhibaanka ayaa isna ka qayb-galaya xuska sannad-guurada as’aaskii Puntland ee 1-da Agoosto, taas ka dhacaysa caasimadda Garoowe.

Ad