Home Wararka Somaliya Wafdi Dowlada ka socda oo maanta tagaya Caasimada Garoowe

Wafdi Dowlada ka socda oo maanta tagaya Caasimada Garoowe

0

Wefdi heer wasiiro ah oo ka tirsan xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta oo Sabti ah ku wajahan magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.

Sida wararku sheegayaan wefdigan ayaa ka qayb-galay xuska sannad-guurada as’aaskii Puntland oo ku beegan 1-da Agoosto.

Sidoo kale, waxa maanta Garoowe imaanaya xildhibaan Maxamuud Nuur oo ka tirsan Baarlamanka Gobolka Minnesota ee waddanka Maraykanka.

Xildhibaanka ayaa isna ka qayb-galaya xuska sannad-guurada as’aaskii Puntland ee 1-da Agoosto, taas ka dhacaysa caasimadda Garoowe.

Ad
Previous articleOdayaasha Koonfur Galbeed oo Shuruudo ku xiray in Doorasho ka dhacdo Deegaanadooda
Next articleKenya oo Xayiraado Cusub laga Cabsi Qabo Xili Kiisaska Corona ay soo kordhayaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here