Hoggaamiyaha Ahlusunna Macalin Maxamuud Sheikh ayaa goordhaw soo gaarey magaalada Dhuusamareb ee Caasimada Galmudug oo ay kusoo dhaweeyeen qaar kamid ah xertiisa iyo culimada deegaanka.
Sida aan ku ogaaney xog aan helnay, Safarka macalinka ayaa ah mid maamulka Galmudug ogyahay, isla markaana la xiriira howlo u gaar ah oo aan ahayn arrimo siyaasadeed.
Wararka ugu Danbeeyay ee Maanta
Ad