Home Wararka Maanta Hogaamihii Ahlusuna Waljamaaca oo Gaaray Dhuusamareeb

Hogaamihii Ahlusuna Waljamaaca oo Gaaray Dhuusamareeb

0

Hoggaamiyaha Ahlusunna Macalin Maxamuud Sheikh ayaa goordhaw soo gaarey magaalada Dhuusamareb ee Caasimada Galmudug oo ay kusoo dhaweeyeen qaar kamid ah xertiisa iyo culimada deegaanka.

Sida aan ku ogaaney xog aan helnay, Safarka macalinka ayaa ah mid maamulka Galmudug ogyahay, isla markaana la xiriira howlo u gaar ah oo aan ahayn arrimo siyaasadeed.

Ad
Previous articleAlshabaabkii La Wareegay Deegaanka Xinlabi oo Arimo layaab leh ka sameeeyey Deegaankaas
Next articleCiidamada Ahlusuna Waljamaaca oo Dib ula Wareegay Degaanka Xinlabi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here