Home Wararka Maanta Ciidamada Ahlusuna Waljamaaca oo Dib ula Wareegay Degaanka Xinlabi

Ciidamada Ahlusuna Waljamaaca oo Dib ula Wareegay Degaanka Xinlabi

0

Kadib Dagaal Qaraar oo Markale Ka Qaraxay Deegaanka Xinlabi Magaalada Xinlabi dib ayaa looga qabsaday dagaalamayaashii Shabaab ee saaka la wareegay.

Ciidamo Galmudug kasocda iyo gurmad kale oo magaalada Baxdo kataggay ayaa hadda magaalada kusugan.

Ciidamo Badan ka Tirsanaa Ahlusuna Waljamaaca Faraceeda Baxdo ayaa Dagaal Culus oo Rogaal Celin ah ku Qaaday Deegaanka Xinlabi kaas oo Sababay in Alshabaab Dib ugu Laabtaan Magaalada Camaara oo Ay Weerarka Kasoo Qaadeen.

Alshabaab ayaa Markii ay Qabsadeen Degaanka Xinlabi Waxay ay Afduubteen Dad Shacab ah oo ku sugnaa Degaankaas Sidoo kale Waxay AyDab Qabadsiiyeen Goobihiii Ay ku shaqayn Jireen Maamulka Iyo Ciidamada Degaanka Macawislayda iyo kuwa Ahlusuna ee Gacanta Ku Haayay  Deegaankaas.

Ad
Previous articleHogaamihii Ahlusuna Waljamaaca oo Gaaray Dhuusamareeb
Next articleWar Deg Deg ah: Weerar Ku Bilowday Qarax oo lagu Qaaday Hotel kasoo Horjeeda Madaxtooyada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here