Urur Goboleedka IGAD ayaa shir aan caadi aheyn ka yeelanaya Xiisada udhaxeysa Soomaaliya iyo Ethiopia ee ka dhalatay is afgarafkii Addis Ababa.
Shirkan ayaan 18ka bishan ka dhici doona Magaalada Kampala waxaana ka qeyb galaya Xubna ka socda Midowga Africa iyo Saaxiibada Caalamka.
Madaxweyne ismaacil Cumar Geele ayaa qabsoomida Shirkan kala hadlay Yuweri Museveni waxaana Madaxweynaha Uganda uu aqbalay in uu marti galiyo Shirkan.
Ad