Xoghayaha arrimaha dibedda ee Mareykanka, ayaa ka digay in Israa’iil ay ku qasbantahay inay qaado tallaabooyin dhowr ah oo lagu ilaalinayo dadka shacabka ah ee ku nool Qasa, kahor inta aysan fulin weeraradeeda milateri ee ay halkaas ku beegsato.
Antony Blinken, oo booqasho ku jooga gobolka ayaa sheegay in uu doonayo meelo si gaar ah loo cayimay oo ka caagan dadka rayidka.
Waxaa uu hakaas u joogay wadahadallo lagu kordhinayo heshiiska xabad joojinta ee Israa’iil iyo Xamaas, kaas oo socday muddo laba maalmood.
Ad