Home Wararka Maanta Mareykanka oo u digay Israa’iil iyadoo saacado ay ka harsantahay heshiiska Xamaas...

Mareykanka oo u digay Israa’iil iyadoo saacado ay ka harsantahay heshiiska Xamaas iyo Israa’iil

0

Xoghayaha arrimaha dibedda ee Mareykanka, ayaa ka digay in Israa’iil ay ku qasbantahay inay qaado tallaabooyin dhowr ah oo lagu ilaalinayo dadka shacabka ah ee ku nool Qasa, kahor inta aysan fulin weeraradeeda milateri ee ay halkaas ku beegsato.

Antony Blinken, oo booqasho ku jooga gobolka ayaa sheegay in uu doonayo meelo si gaar ah loo cayimay oo ka caagan dadka rayidka.

Waxaa uu hakaas u joogay wadahadallo lagu kordhinayo heshiiska xabad joojinta ee Israa’iil iyo Xamaas, kaas oo socday muddo laba maalmood.

Ad
Previous articleXaawo Cabdullahi oo ugu danbayn laga bixiyay lacagtii lagu laha lagana saaray xabigii Guriceel
Next articleWar Deh Deg ah:Qaraxyo iyo rasaas laga maqlayo Qasa iyadoo heshiiskii soo gabo-gaboobay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here