Home Wararka Maanta Sawiro Ciidamada Gaar ah ee Madaxda Galmudug a Galmud

Sawiro Ciidamada Gaar ah ee Madaxda Galmudug a Galmud

0

Ilaalada Gaarka ah ee Madaxda Galmudug ayaa soo Bandhigay Dhoolatusto Kala duwan kuwaas oo ay ku Muujinayaan Cududooda.

Baraha Bulshada Ayaa Lagu Faafiyay Sawirada Ciidamadaan kuwaas oo aad u Tababaran islamarkaana ay ka muuqato Haybad.

Ciidamadaan gaarka ah ee Galmudug ayaa ilaaliya Madaxda Dowlad Gobaleedka Galmudug.

Halkaan ka Daawo Sawirada.

Ad