Home Wararka Somaliya Galmudug Sawiro Ciidamada Gaar ah ee Madaxda Galmudug a Galmud

Sawiro Ciidamada Gaar ah ee Madaxda Galmudug a Galmud

0

Ilaalada Gaarka ah ee Madaxda Galmudug ayaa soo Bandhigay Dhoolatusto Kala duwan kuwaas oo ay ku Muujinayaan Cududooda.

Baraha Bulshada Ayaa Lagu Faafiyay Sawirada Ciidamadaan kuwaas oo aad u Tababaran islamarkaana ay ka muuqato Haybad.

Ciidamadaan gaarka ah ee Galmudug ayaa ilaaliya Madaxda Dowlad Gobaleedka Galmudug.

Halkaan ka Daawo Sawirada.

Ad
Previous articleXog ku saabsan Socdaal Qarsoodi ah oo C/rashiid Janan ku Tegay itoobiya
Next articleMadaxweyne Farmaajo oo ka hadlay dib u doorashadii Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here