Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Waa kuma Maamul Gobaleedyada ka caga jiidaya inay soo Magacaabaan Guddiyada doorashooyinka.

Waa kuma Maamul Gobaleedyada ka caga jiidaya inay soo Magacaabaan Guddiyada doorashooyinka.

0

Qaar kamid ah madaxda maamul goboleedyada dalka ayaa ka caga jiidaya inay u gudbiyaan xafiiska ra’iisul wasaaraha liiska guddiyada doorashooyinka.

Maamulada Puntland iyo Jubbaland oo hore loogu eedeeyay inay doorasho diid yihiin, oo aysan magacaabin Guddiga doorashada in muddo ahna ay ka caga jiidayeen intii uu jiray khilaafkii ka taagnaa doorashada ayaa gudbiyay liiska guddiyada doorashooyinka.

Hase yeeshee markii uu dhacay saxiixa heshiiskii doorashada 27 May 2021 waxay maalmo kaddib labada dowlad goboleed soo magacaabeen Guddiga doorashada ee labada heer, halka Galmudug, Hirshabelle iyo K/Galbeed aysan weli soo gudbin liiska Guddiga ku matalaya doorashada, iyadoo saddexdan Dowlad Goboleed ay ahaayeen kuwii u horreeyay ee soo magacaabay Guddiyadii muranka ka dhashay kaddib saxiixii 17 September 2020.

Waqtigii loo qabtay in lagu saxo liiska guddiyada doorashooyinka ayaa soo dhamaatay iyadoo weli aan xal laga gaarin guddiyada doorashooyinka waxayna taasi sababi kartaa in heshiiskii 27 may ee ahaa in lagu qabto doorashada muddo labo bilood gudaheed ah aysan suurtogelin.

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka
Ad
Previous articleCiidmadii asluubta oo Laga qaaday Wadada Maxkamadda
Next articleimtixaanka Fasalka 8aad oo Maanta Laga daah Furay Magaaladd Galkacyo