Imtixaanka Dugsiyada sare ee dalka ayaa Maanta Ka furamaya Qaar ka mid ah Goballada dalka iyo Gobalka Banaadir.
in ka badan 40 kun oo arday ah ayaana u fadhiisanaya imtixaanka Maanta sida Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ay shaacisay.
Maamul Gobaleedyada Galmudug, Jubbaland, Hirshabelle, Konfur galbeed iyo Gobalka Banaadir ayaana imtixaanku ka qabsoomayaa in kastoo Puntland aysan qeyb ka aheen imtixaankaan lamana oga sababta.
Puntland ay sanadkii Hore qaadacday imtixaanka Dowladda sababa la xariira Muran siyaasadeed oo dhexmaray Dowladda dhaxe iyo Maamulka Puntland
Ad