War-Saxaafadeed ka soobaxay Dowladda dhexe ee Dalka ayaa Looga jawaabay Eedeyn ka timid Maamulka Hirshabelle.
Qoraal ka soobaxay Wasaaradda Maaliyada Soomaaliya ayaa Looga jawaabay hadal dhawaan ka soobaxay Guddiga Fatahaadaha Maamulka Hirshabeelle.
Hirshabelle ayaa dhawaan Dowladda Dhaxe ee dalka ku Eedeeysay inay Hor istaagtay Deeqo Loogu Talagalay Gurmadka iyo Ka Hortaga Fatahaada wabiga Shabelle.
Qoraalka ka soobaxay Dowaldda Hoos ka akhriso
Ad