Ciidamada Maamulka Galmudug iyo Kuwa dawladda iyo dadka deegaanka ayaa Shabaab kala wareegay magaalada Caad iyo Ceel-cabdi oo aan ka dheerayn isla Caad.
Caad waxay u dhaxaysaa Xarardheere, Hobyo iyo Camaara halka Ceel-cabdi uu hoos yimaado Caad uuna yahay meel biyo laga cabo hawdna ah oo ay Shabaabku u galeen istiraatiijiyad ahaan.
Duqaymo Cirka ah iyo Dagaal Kafool Kafool ah oo Mudo Saacada ah Socday Kadib Yay Alshabaab isaga baxeen Deegaanadaan Alshabaab ayaana Ku jabay Dagaalo Culus oo Lagu Qaaday.
Galmudug ayaana Dhawaan Alshabaab Kala wareegtay Degmad Xeebeedka Xarardheere oo Lashabaab 15sano jabadan maamulaayeen.
Ad