Warbixin Cusub oo heer Caalami ah ayaa lagu sheegay in Dalka Sweden uu yahay Dalka ugu horeeya Caalamka ee lagu noolaan karo.
Baaritaanka oo ay Sameysay US News And World oo kaa shaneysa Jaamacada University of Pennsylvania ayaa laga eegay qeybo badan oo bulshada ah sida Warbarashada, Caafimaadka iyo Nolshada kale.
Dalka Denmark ayaa kaalinta labaad galay halka Canada ay soo gashay Kaalinta 3aad marka la eego wadamada Caalamka ee lagu noolaan karo.
1 Sweden
2 Denmark
3 Canada
4Switzerland
5 Norway
6 Finland
7 Germany
8 Holland
9 Australia
10 New Zealand
Ad