Home Wararka Caalamka Sweden oo Turkiga ku Wareejisay Nin Turkiga uu raadinayay

Sweden oo Turkiga ku Wareejisay Nin Turkiga uu raadinayay

0

Dowlada Sweden ayaa Turkiga ku waraajisay Nin aad looga doonayay Gudaha Dalkaasi oo iska dhiibay Sweden.

Ninkan oo gaaray Sweden sanadkii 2015 ayaa Magangalyo weydiistay Sweden taasi oo ugu danbeyn laga diiday codsigiisa.

Turkiga ayaa ninkan ku Xukumay 6 Sano oo xabsi ah Madama uu ka tirsanaa Kooxda PKK xiligaasi uu u soo baxsaday Dalka Sweden.

Sida Warbaahinta shaacisay Ninkan ayaa lagu magacaabaa Mohamoud Tat kaasi oo ugu danbeyn laga dajiyay Dalka Turkiga.

Heshiiska Turkiga, Sweden iyo Filand ayaa dhigaya in Turkiga lagu wareejiyo dadka ay sida aadka u dooneyso.

Ad
Previous articleBooliska Soomaaliya oo gacanta kusoo dhigay nin dilay gabar 17 sano jir ah
Next articleSweden Waa Dalka ugu Wanaagsan ee lagu Noolaan karo Sanadka 2022” Warbixin Caalami ah”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here