Home Wararka Maanta Taliyiha Boliiska Galmudug oo Dhaawac Loo gaystay

Taliyiha Boliiska Galmudug oo Dhaawac Loo gaystay

0

nin tooreey ku hubeysan ayaa Maanta Degmada Balamballe ee Gobolka Galgaduud ku dhaawacey Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Galmudug Qaliif Cabdulle.

Waxaana lasoo warinayaa in dhaawac Fudud uu soo gaaray  Taliyaha islamarkaana dhaawaciisa La geeyay Magaalada dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug.

Ninka  Taliyaha weerarkaan ku dhaawacay ayaa la sheegayaa in horay looga eryay Booliiska Soomaaliya sida ay ku warameen xubno ka tirsan Xafiiska Taliska Qaybta.

Ciidamada Boliiska Galmuduga ayaana Gacanta ku dhigay Shaqsigii Falkaasi u gaystay Taliyaha Boliiska Galmudug Khaliif Cabdulle

Ad
Previous articleDhageyso Gudoomiye Mursal oo Lagu Eedeeyay inuu sidii Shabaabkii ula Dhaqmay Xildhibaanada Mucaaradka
Next articleKooxo Hubeysan oo Gaalkacyo ku dilay Sarkaal Ciidan iyo Faafaahino laga helayo Dilkaasi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here