Home Wararka Somaliya Dhageyso Gudoomiye Mursal oo Lagu Eedeeyay inuu sidii Shabaabkii ula Dhaqmay Xildhibaanada...

Dhageyso Gudoomiye Mursal oo Lagu Eedeeyay inuu sidii Shabaabkii ula Dhaqmay Xildhibaanada Mucaaradka

0

Xilli Maanta xildhibaano ka Tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya Loo diiday inay galaan Xarunta Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa waxaa si Kulul uga Hadlay Arintaas Xildhibaanada Mucaaradka ah.

Kulan ay Maanta Ku yeesheen Muqdisho xildhibaanadii Laga Ganaaxay Fadhiga Muddo 5 kulan ah iyo Kuwa Taageersan Intaba waxay Gudoomiye Mursal ku eedeeyeen inuu u dhaqmay si Sharci dara ah.

Xildhibaan Maxamed Xasan Idiris Ganey oo Ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya islamarkaana Maanta Kulanka ka qeyb galay ayaa sheegay in Gudoomiye Mursal uu Xildhibaanada ula dhaqmay sidii Shabaabkii oo kale

Ad
Previous articleMaamulada Puntland iyo Jubbaland oo Mar kale Madaxweyne Farmaajo Eedeeyay
Next articleTaliyiha Boliiska Galmudug oo Dhaawac Loo gaystay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here