Home Wararka Maanta Deg Deg: Midkamid ah Gudiga Dooashooyinka Puntland oo is Casilay iyo Sababta...

Deg Deg: Midkamid ah Gudiga Dooashooyinka Puntland oo is Casilay iyo Sababta oo la ogaaday

0

Caynaanshe Yuusuf Xassan oo katirsanaa Guddiga Doorashada PL ee SEIT ayaa is casilay, wuxuuna noqon doonaa xildhibaan qaata HOP222.

 

Is casilaada ayaa kusoo beegantay xili daadka siyaasadeed uu qaaday Prof, Jurile oo kamid ahaa saaxiibada Deni.

Horey guddiga FEIT ayaa Shaafici oo katirsanaa guddiga SEIT-Somaliland ugu diiday in uu u tartamo kursi reerkoodu lahaa maadaama uu qeyb ka ahaa geedi socodka dhajinta kuraasta bilowgii.

 

Ad