Home Wararka Caalamka Duqaymo Culus oo maantay Ku Socda Magaalada Kyif ee Caasimada Ukrain

Duqaymo Culus oo maantay Ku Socda Magaalada Kyif ee Caasimada Ukrain

0

Ugu yaraan 70 askari oo Ukrain ah ayaa lagu dilay duqeymo uu Ruushku ku qaaday cutubyo ka tirsan milatariga Ukraine.

Dhimashada waxaa xaqiijiyay Dmytro Zhyvytskyi, oo ah madaxa Maamulka Gobolka Sumy, sida uu sheegay Kyiv Independent News oo fadhigeedu yahay Ukraine.

Sidoo kale, isbitaalka hooyada iyo dhallaanka oo ku dhow Kyiv ayaa waxaa ku dhacay madaafiicda Ruushka.

 

Dagaalaka U dhaxeeya Ruushka iyo Ukrain ayaa Galay  Maalintii Shanaad xili Xalay lagu Kala Tagay Wada Hadal Labada Dhinac isugu Yimadeen.

Ruushka ayaana ku Hungoobay Damiciisi aha inuu Deg Deg ku Qabsado Wadanka Ukrain

Ad
Previous articleDeg Deg: Midkamid ah Gudiga Dooashooyinka Puntland oo is Casilay iyo Sababta oo la ogaaday
Next articleDowlada Soomaaliyaoo Shaacisay Wadamada ay Tagi Karaan Soomalida Dagaalka Ukrain Ka Carartay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here