Home Ciyaaraha Maanta Qul-Qulka Qaxootiga Ukraine ee Yurub oo Bilowday , Wadamo Bilaabay Soo Dhaweyntooda

Qul-Qulka Qaxootiga Ukraine ee Yurub oo Bilowday , Wadamo Bilaabay Soo Dhaweyntooda

0

Wasiirka Arrimaha Gudaha Dalka Jarmalka Nancy Faeser, ayaa Maanta oo Khamiis ah sheegtay inay Taageero u fidin doonto Waddamada ku yaalla Bariga Qaaradda Yurub, gaar ahaan Dalka Poland oo ay ku soo qulqulayaan Qaxoonti ka soo qaxay Colaadda dalka Ukraine.

“Waxaan u fidin doonnaa taageero ballaaran gobollada ay dhibaatadu saameysey – gaar ahaan dalka aan dariska nahay ee Poland – haddii ay dhacdo dhaqdhaqaaqyo qaxooti oo waaweyn,” ayuu Faeser ku yiri hadal uu soo saaray.

Waxay intaas ku dartay in mas’uuliyiinta ammaanka Jarmalku ay xoojiyeen tallaabooyinka ka hortagga weerarrada internetka ee suurtagalka ah.

Ruushka ayaa maanta ku dhawaaqay Hawlgal rasmi ah oo lagu qaadayo Dalka Ukraine kaasi oo bilowday Saaka Xiliga Yurub.

Wafdi Kala Duwan iyo Ciidan gaaray Magaalada Laascoonood Xili uu ku Wajahanyahay Raisal Wasaare Xamze

Wararka aan ka heleyno magaalada Laasaanood ee xarunta maamulka SSC Khaatumo, ayaa sheegaa in saakay halkaasi gaareen wafdi horudhac u ah safarka Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo qaar kamid ah

Caalamka:- Wada-hadal Dhexmara Mareykanka iyo Iran oo ka dhacaya Muscat

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa Isniintii ku dhawaaqay in dowladdiisu ay wada hadal toos ah la bilaabeyso Iran, kaas oo la xiriira barnaamijkeeda sameysashada ee hubka nuclear-ka iyo sidii ay

Caalamka:- Qaxootiga gaarey Mareyakanka Xiliga Biden oo lagu Amray in Dalka ka baxaan

Dad badan oo muhaajiriin ah oo kunool gobollo katirsan dalka Mareykanka, ayaa haatan waxaa soo wajahay walaac kale oo hor leh, kaddib markii dowladda Madaxweyne Trump soo saartay amar cusub

Horjooge ka tirsan Shabaab iyo 20 Xubnood oo kale oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen ciidanka dowladda iyo saaxiibada Caalamka oo laga fuliyay deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka oo

Ciidanka Dowlada iyo kuwa Deegaanka oo la wareegay Gacan ku heynta deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in aroorninadii hore ee saakay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka howlgal qorshaysan kaga saareen deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe maleeshiyaadka
Ad
Previous articleWararkii ugu danbeeyey ee Dagaalkii Ukrain
Next articleWasiir Saabir Shuuriye oo Lasiiyay Shahaadada Musharaxnimo kaas oo Beri lagu Dooran Doono Dhuusamareeb