Home Wararka Somaliya Galmudug Wasiir Saabir Shuuriye oo Lasiiyay Shahaadada Musharaxnimo kaas oo Beri lagu Dooran...

Wasiir Saabir Shuuriye oo Lasiiyay Shahaadada Musharaxnimo kaas oo Beri lagu Dooran Doono Dhuusamareeb

0

Saabir Shuuriye ayaa ugu dambeyn qaatay shahaadada kursiga #HOP071 oo uu ku fadhiyay, kursigan ayaa loolan weyn ka taagnaa oo sababay in dhowr jeer dib loo dhigo.

 

waxaana kursigan ku loolamayay Saabir iyo Wasiirkii hore Arrimaha Gudaha C/qaadir Cali Cumar oo markii dambe isaga haray tartanka kursiga.

Doodaha ugu weyn ee ka taagnaa kursigan ayaa ahaa maamulka iyo gacan ku heynta ergada saddexda jufo uu kursigan ka dhaxeeyo.

Ad
Previous articleQul-Qulka Qaxootiga Ukraine ee Yurub oo Bilowday , Wadamo Bilaabay Soo Dhaweyntooda
Next article4tii Kursi ee ugu Danbaysay oo Beri lagu Dooranaayo Dhuusamareeb(Aqriso)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here