Home Wararka Maanta Madaxda Jubbaland iyo Puntland oo ku soo Wajahan Muqdisho

Madaxda Jubbaland iyo Puntland oo ku soo Wajahan Muqdisho

0

Madaxweyneyaasha maamullada Jubbaland iyo Puntland ayaa la filayaa in maanta ama beriĀ  ay soo gaaraan magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya si ay uga qeyb galaan Shir Todobaadkaan Gudahiisa Muqdisho ka qabsoomaya.

Madaxweyne Axmed Maxamed islaam madoobe iyo Madaxweyne Saciid Cabdullahi dani oo Marar badan Shuruurdo adag ku xiray Shirar uu Ku baaqay Madaxweyne Farmaajo ayaa Muqdisho ku soo wajahan.

Sidoo kale wararka aan helnay ayaa Tibaaxaya in u jeedka imaashahooda Muqdisho uu ka dambeeyo, kadib cadaadis uga yimid xubnaha beesha caalamka ee Fadhigoodu yahay Xerada Xalane.

Wararka ayaa sidoo kale intaasi ku daraya inay ka qeyb-geli doonaan shir kale oo garoonka DiyaaradahaĀ  Aadan CaddeĀ  ee Muqdisho ku dhex-mari doono madaxda dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada dalka, kaas oo ay garwadeen ka tahay beesha caalamka.

Ujeedka shirka ayaa ah si loo dhameystiro Hishiiskii 17ka Septeembar 2020, kaasi oo qeexaya habraacyo muhiim u ah doorashooyinka dalka, maadaama weli muran xoogan uu ka taagan yahay.

Madaxda Puntland iyo Jubbaland ayaa Loo arkayay inay Garwadeen ka yihiin Khilaaf xoogan oo ka taagan Arimaha siyaasada dalka.

Arrimahan ayaa ku soo aadaya, iyadoo haatan dalka uu ku jiro xaalad siyaasadeed oo cakiran iyo marxlad adag oo kala guur ah.

 

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

CiidamadaĀ  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleGuddiga Dowladda Somaliya u xil saaran Dhagaysiga Dacwada Badda oo Maanta ka ambabaxay Muqdisho
Next articleMagaalada caasimada Puntland Dadka ku nool oo Amaro lagu soo rogay