Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Deg Deg Shirkii Maamul Goboleedyada Iyo Rooble oo Baaqday Xili Xiisada Farmaajo...

Deg Deg Shirkii Maamul Goboleedyada Iyo Rooble oo Baaqday Xili Xiisada Farmaajo iyo Rooble Cirka Isku Shareertay

0

Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee la filayay 27 bishan inuu ka furmo magaalada Muqdisho ayaa dib u dhac ku yimid, kaddib codsi ka yimid Madaxweynaha Puntland Saciid Deni.

Madaxweyne Deni ayaa codsaday in la siiyo muddo todobaad ah oo lagu dhammeynayo shaqaaqadii ka dhacday Boosaaso.

Ad